- Get link
- X
- Other Apps
Manta waxay waxay warbixin tenu ku sabsan tahay Elon musk oo ah ninka dunida oo dhan ugu taajir san Elon musk xagu kaso jeda
Elon musk ayaa waxaa u ku dhashay wadanka koonfur afrika abihi ayaa asal ahaan kaso jeda afrika wana dad cadanka ee u dhashay qaarada madaw,hoyada Elon musk ayaa asal ahaan kaso jeeda canada
Elon ayana sheegay mudadi uu ku nola koonfur afrika in uu ku nola
Elon musk oo jira da'da 17 sano ayay qoyskiisu u guureen Canada ilaa marki danbe ay u waregeen wadanka maraykanka Elon musk ayaa sheegaay in mudadi uu la nola walidin tiisa ay had iyo jeer isku qaylin jireen khilafkoduna badna
Nasib xumo walidinta Elon musk ayaa go aan ku gaadhay inay kala tegaan waxayna ku heshiyeen in carurtu ay kala dortaan cida ay la nolanayan Elon musk ayana sheegay in uu dortay inu raaco abihi o u la nolaado lkn elon ayaa sheegay inuu ku khaldamay oo ka shalaynayo dorashada abihi isago sheegay in abihi ahaa qof xun
Elon musk ayaa bartay culunta computerka isago jecla in waxa maskaxdisi ku jiraa ficil ahaan u sameeyo
Elon ayana markiisi ugu horaysay sameyay game blastic ah wuxuna game kaas ku iibiyay shan boqol oo dollar
Elon musk ayana intas ka dib yimaday canada isago bartay physics iyo ganacsiga Elon ayana sheegay inuu ku dayan jiray bile gate asasihi shirkada micro soft iyo thomas edison oo ahaa ninki ugu horeyay ee curiyay nalka ama if iftinka, nikola tesla so sarihi tamarta energiga iyo waliba steve jobs oo ah asasahi shirkada apple
Isago sheegay inuu ku dayan jiray jeclana inuu herkodo kale uu gaadho
Elon musk ayana asasay website lacagaha layskugu diro ee paypal wuxuse marki danbe go aan saday inuu iibiyo paypal waxana u ka ibiyay shirkada ebay oo uu ka siiyay qime dhan hal bilyan iyo shan boqol
Elon musk ayaa sanadi 2002 waxa u asasay shirkada lo yaqano space x ee merayasha hawada u dirtaa taaso ilaa manta ka shqaysa dunida caana ka noqotay
Elon musk ayana la shegaa inta una asaasin shirkadisa space x in uu badhitan ama akhrin ku sameyay bugta la xirirta hawada ilaa uu noqdo khabiir ku xeel dheer arimaha merayasha
Elon musk ayana balayin dollar kaso hooyay shirkadisa space x
Waxa kale oo Elon sameyay shirkada lagu magacabo tesla oo so saarta baburta ku shaqaysa korontada wuxuna sheeegay in shirkadisu ay qayb wayn ka qadanayso in hoos lo dhigo is badilka cimilada
Shirkada tesla ayana la sheegay inay iibisay babuur garaysa 2500 oo xabo halki gaadhi ayana lagu ibaya in ka badan labo boqol kun oo dollar shirkadan ayaa sheegtay inay hoos u dhigayso qimaha aad u sareya si qof kasta u ibsan karo
Elon musk aya waxa kale uu leyahay shirkada solar city oo so saartaa tamarta cadceda isago sheegay in mudo badan ka dib la wayi doono shidalka sidaas tarteedna ay muhiim tahay in la helo solar wuxuna sheegay in arintasi wax ka badili donto kulaylka dhanka cimilada
Elon musk ayaa waxa kale uu asasay 2016 shikad lo yaqano neurolic waxayna shirkadani ka shqaysa qaabka maskaxda bini Adam adamka logu xidhidhin laha computerka si lo ogaado habka maskaxdu u shqayso elon musk ayana horamarka inta le eg waxa u ku gaadhay internetka.
Comments
Post a Comment