- Get link
- X
- Other Apps
Zakir naik waa daaci caanka ah dunida oo dhan
Noloshiisa
Zakir waxa uu dhashay magalada mombay,maharasta 13 bishi october sannadki 1965 waxuna dugsigisa hose ku qaatay isla magaladas ilaa uka galay jamacada "University of mombay" zakir ayana bartay kuliyada 'bachelor of medicine and surgery .
Shaqdisa
Dr zakir naik ayaa in badan ku shaqaystay xirfadisa dhakhtar nimo laakin,sanadki 1991 ayuu asaasay urur lagu magacabo IRF "Islamic research foundation "ururkan ayu madaxwane ka noqday wuxuna ururkani uu shaqaynayay si matadawacnimo ah waxa una ku hadlayay warbahinta calamiga ee peace tv oo fadhigeedu yahay magalada dubai.
Zakir ayana bilaabay inuu u hadlo dinta islamka isago fagarayaal kula duwan oo calamka ka difaacay dinta islamka waxana dodahaas kamida, dodi caanka ahayd ee uu lagalay William campell taaso ka dhacday magalada Chicago ee carliga maraykanka sanadki 2000.
Zakir ayaa dodahas waxa dinta islamka ku qaatay malaayin qof kadib marki ay dodisa ku qanceen . Zakir ayaa caan ku ah xifdinta quranka karimka iyo is barbar dhiga dimaha kala duwan ee ay haystan bulshooyinka calamka ku nooli sida Christianka, budisamka, dimahas ayaa waxa uu leyahay aqoon fara badan o wayn
Waa kuma macalinkisa
Zakir naik ayaa waxa macalin uu ah sheikh axmad deedat oo ahaa daaci caan ka ah dunida oo dhan wana tusalaha u ku daydo zakir naik ,shekh axmad deedat ayana dhashay bishi jully 1di sanadki 1918 wuxuna ku dhintay da'da 87 jir.
Qoyskisa
zakir naik waxa uu qoyskisu ka kooban yahay hooyo,aabe iyo 3 carura xaska zakir ayaa lagu magacaabo farhat naik waxayna madaxmayne ka tahay uruka "Islamic research foundation" qaybta dumarka waxayna uu dhashay 3 carura 1 wiil iyo 2 hablod oo lagu kala magacabo fariq zakir naik,rushda naik,zikra naik .
Gulaha uu gaadhay
Zakir ayaa waxaa u gadhay guulo la taaban karo zakir ayana noqday boqolka qof ee ugu awooda badan hindiya "most powerful indians sida uu sheegay wagayska "the indian express sanadki 2010 .
Comments
Post a Comment