Xasuqi garba cise
Galbeedka siti waxa u noqday hoyga lagu babiyo hoyada somaliyeed iyo ubaxa so kacaya ku dhawaad 7 sano ayaa waxaa ka socda xasuuq iyo isir safayn lagu hayo dadka somaliyeed ee deganadas dagan iyado lagu so qadayo dulimadyo loga Dan leeyahay in awood logaga qaato dhulkoda
Lkn shacabka ayaa arinta ka biyo diiday iyago kala doortay ama guusha akhiro ama geeri nololeed waxayna arintaasi sababtay in shacabka xasuuq lagula kaco iyado wali ay jogaan cidamada qaranka ethiopia magalada garbaciise ayaa waxay
csnfartu kuso qaden dulimad xoog badan oo ay uga Dan leyihiin inay magalada la waregaan waxana dhacdadi malintas kunaf waayay ku dhawad dhawr kun oo qof matida ayana noqday kuwo ku agonobay oo wayay walidintodi waxana hoy u noqday barakac waxbarasho la aan,quud la aan xal qudha ee shacabka ayana noqday oohinta hoyada somaliyeed Dulimaadyo badan kadib
waxay canfartu la waregeen magaloyinka cadaytu,cundhufo,iyo garba cise iyo hantidi dadwaynaha waxana arintasi sababtay in boqolal ganacdayal ahi oo ahaa malqabeno ay dugsadaan caydha
Dadkan somaliyeed ayaa wax garab ah ka helin dawlada deganka somalida oo gebi ahanba ka gabsaday masuliyadi ka sarnayd ganacsatada iyo shacabka kaso jeda dadkan somaliyeed gaar ahaan qabilka cisaha ayaa u qaybsamay dhuni qaate iyo siyasi dabacsan oo u hadli karin dadka u ku matalo gursiga
Hogaan dhqamedka dadka degankas ayaa noqday kuwo dhiga qulqulaya ee shacabka ku xaliya amusnan halka ta badalkeda laga sugayay inay ururiyan bulshda si xal waara lo gaadho
Maydka hoyada somaliyeed ayaa waxa uu
quud u yahay hadka inta hadhayna waxay la dala dhacaysa dar xumo iyo dhaqaale la aan
hiilka ugu wayn ay tabayaan shacabkan dhibtu hoyga u tahay aya ah garab istaga qof kaste oo somaliyeed wana xalka qudha ee lo badbadin karo nolosha inti ka hadhay xasuuqadi dhiig miratada
Degan canfar ayaa noqday kuwo siyasad ka dhigatay babin inta shacabka somaliyeed iyado gabi ahanba masharicdi deganka lo badilay hub urursi iyo dhisida cidan wax gumaada dhisida kaabayasha dhaqalaha ayay ka dorbideen inay dadiyan dhiga matida iyo hoyada somaliyeed
Waxana hormod u ah dhagar qabe awil arba oo ah madaxwaynaha deganka canfarta iyo xukumadisa iyago ku heshiyay inay gabi ahanba la waregan dhul gadhaya 600 km
Bulshada cisaha ayaa ahaa qolxadle iyo qalinle oo ah labada garab ee shacabka lkn qalinle ayaa noqday mid qalinkisa ku dhaca bulshada halka qolxadle aha kan difaca dhulka oo ka ilaliya cadowga lkn waxa u noqday shisheye kalkaal iyo caado qate dhabarka ka togtay shacabkisa
Comments
Post a Comment