- Get link
- X
- Other Apps
Dagalada ka dhaca qar
ada afrika ayaa sababay in cidamo ilaalo ah oo ka socda wadamada reer galbedka lo keeno inay sugaan amniga wadamamada coladu ka socoto ee ka mida qarada madaw cidamada ayana kula kaaca muwadininta arimo ka dhan ah biniadan tinimada
Arimahas ayana waxa ka mid ah xatoyo hantida wadanka, xad gudub,iyo inay ku takri filaan awoda ay haystan iyago shaqale ka dhigta madaxda afrikanka ah uguna han jabaan inay xukunka ka turayan hadi ay kaso hor jestaan
Waxase mudoyinki danbe so badanaya madax mayal adag oo waji gabax ay kala kulmeen madaxda wadamada reer galbeedka waxana ka mid ah
HAGE GEINGOB
Madax waynaha wadanka namibia ayaa kula la qaatay safirka ka socda wadanka jarmalka iyado wadankan uu gumaysan jiray isticmarki jarmalka safirkan ayana isku dayay inuu madaxwaha amar siiyo lkn muxuu kala kulmay
Safirki ayana hadalkisa ku bilaabay afar jeer ayay muwadininta jarmalka ee ku nool namibia ka badan yihiin tirada dadka jayneska ah maxay dadka aan matalo xuquq ka badan tan jayneyska u heli wayeen lkn wadaxnihi ayaa yidhi
Istaag waxa aad iska dhigaysa in arinka u quseeyo reer galbedka iyado halkani ay tahay wadankena
Dadka jaynuhu halkan ciyaar uma jogaan
Lkn idinka waxan idin ogolanay inad wadankena so gashaan halka jarmalku uu muwadinintena ku dhibo wadankina
FELIX TSHISEKEDI
Madaxwaha labad waa masulka wadan Congo oo ay kulan wada qaaten madaxwaynaha wadanka france macron
Madax waynaha congo ayaa ku yidhi macron sidaad afrika ula hadashan waxad moda inaad xukuntan gaar ahaan arimaha doroshoyinka lkn france ayaa xaqiqdi naga daran iyado xiligi shake jiraag ay france ka dhacday dorosho foolxun oo musuq ka muqday wuxuna yidhi caqliyada aad arfika kula dhaqmaysan waa inaad badishan
Madaxwayne macron ayaa yidhi cida ini edaysa waa warbahinta xorta ee maaha dawlada france lkn madaxwayne felix ayaa yidhi maha warbaahin ee waxaa hadalka yidhi wasirka arimaha dibada ee france
YOWERI MUSEVENI
Madaxnaha dalka uganda yoweri museveni oo waraysi u bixiyay sinayay warbahinta cn news ayaa waxa la waydiyay mxaad u diraysa hayadaha xuququl insanka iyo dadka qomu ludka wuxuna yiri ixtiraama bulshada afrika
Iyo qiyamkoda hadi kale afkina haysta oo anaga no dayan xalkeda waxa kalo la waydiyay adiga ma neceb tahay dadka qomuludka wuxuna yidhi haa wana dad qudhuna isago aan gaban
Comments
Post a Comment