The genocide of garba cise

The biography of King harun alradhid

 


                             Xagu ku dhashay

 

Harun al rashid waa mid ka mida sadexdi boqor ee adunka so maamulay waana khalifki shanad ee dawladi cabasiyinta ee addunka kaso arimisay mudo aad u badan



Harun waxaa u dhashay sanadki 149 ee hijriga ama 766 miladi waxuna ku dhashay wadanka iran 



                          Gormu noqday khalif




Harun alrashid waxaa u xukunka qabtay isago jira da'da 22 wuxuna noqday khalifki musliminta ka dib marki uu geriyoday walalki musa alhadi oo ahaa ninki musliminta xukumayay ka hor inta usan geriyon 




Harun alrashid ayana xukunkisa ku baahiyay dhaman dunida dacaladeeda isago awooda ugu wayn saari jiray inay dadku so islaman oo dinta qataan harun ayana ahaa nin jecel cilmiga iyo culamada wuxuna amar ku bixiyay in la turjumo bugagti xisabta iyo say sayniska ee giriga ku qornaa oo lo badalo caraabi 



Isago awooda sarayay in dadka islamku aqoon ahaan horo maraan iyado aan wada ognahay dadka wakhtigaas ugu horomarsan inay ahayeen waxan taas kaga filan dhacdadi caan ka ahayd 



Harun alrashid ayaa waxaa u xidhidh dublu maasi la lahaa madaxda boqortoyadi kala duwanayd ee calamka harun ayaa waxaa u hadyad u diray boqorki la odhan jiray sharal man oo madax ka ahaa boqortoyadi romanka ee ka talin jirtay dhulka faransiska


Harun ayaa waxay madaxda ay xidhidhka lahayen waxay is dhafsan jiren hadyado wuxuna boqor sharal man u diray sacad si fiican lo nashqadeyay oo mujinaysa ilbaxnimada muslimka oo aaanay wali arag reer galbedku 



Boqor sharal man iyo dawladisi ayaa la yabay qaab dhismedka sacada waxana arinta sababay in dhul waynaha faransiska ku nooli inay wax qorin oo kaliya ay wax qori jireen madaxda iyo badiriyinta kanisadaha




Halka dadka musliminti ay xitaa wax qori jireen dadka xolo dhaqatada ee ku nool miyiga sharal man ayaa la yaabay qabdhismedka sacada iyo habka ay u shaqaynayso waxana dhererka sacada lagu qiyasaa 4 mitir 



Marka ay saacad buxsanto ayaa waxay bixinaysay dhawaaq kaaso laga maqlayay dhamaan qasriga oo dhan sharal man ayay arinta la yaab ku noqotay sacadi ayana la jajabiyay iyado faransisku leyihin shadan ayaa ka dhex qaylinaya 



Sharal man ayaa arinta ka murugoday isago dareemay jahliga ay dadkisu dhex muquranayan wuxuna fariin u diray harun alrashid isago ka codsaday quburo sacada u farsamaysa 


Geridisi



Harun alrashid waxaa u dhintay magalada mashhad ee woqoyiga iran isago jiraa da'da 44 sano taarikhdu markay ahayd 193 hijriga kuna began 809 miladi 

Comments