- Get link
- X
- Other Apps
Robert mugabe wuxu ku dhashay Katuma dalki la odhan jiray rhodesia 21 February 1924,abihi ayaa wuxu aha nijaar ka dhashay qomiyada dalka ugu badan ee shona. Mugabe ayaa waxbarashadisa wuxuu wax ka bartay kanisadihi katooliga wuxuna marki danbe deeq waxbarasho ka helay jamacada fort hare ee ku taal wadanka koonfur afrika oo ka qaatay shahadadisi ugu horaysay ee heer jamacadeed ,mugabe ayana haystay 7 shahado.wuxuna macalin ka noqday wadanka Ghana halkas oo u kasi anba qaaday wayihisa nololeed.
Wayihisa siyasadeed
Robert mugabe ayaa waxa u caan ka noqday dalkisa iyo wadamada kale ee afrika isago ku suntana la dirirka gumaysiga iyo mayal adayg uu dheraa hogamiyayasha kale afrika . Mugabe ayana arinta ku mutaystay xarig " political prisoner " mudo badan 11 sano oo ay ku xukuntay dawladi rhodesia ee wakhtiga jirtay . Mugabe ayaa sanadki 1979 hogaamiye ka noqday ururki "Zimbabwe african national union " waxayna arintasi godolada uu xadhay hamigisa siyasadeed 1960 ayu mugabe dib ugu dalkisa rhodesia wuxuna marki danbe noqday rasal wasare ugu horeyay ee dimuqradiyad ku yimada mugabe ayana uu diga rogtay.
madaxwanaha dalka oo u noqday sanadki 1987 oo ah gursiga ugu sareya dalka ,waxayna shacabka dalkasi filayeen inuu horomariyo dhaqalaha iyo nolosha muwadininta laakin wixi ka danbeeyay 2000 dhaqalaha wadanka ayaa hoos uu dhac ku yimid .wadanka Zimbabwe ayana aha wadanka ugu badan ee waxso saarka dhinaca cuntada ee qarada Africa Mugabe ayana noqday hogaamiye kaligi taliye ah oo maroorsaday awooda dalka wuxuna aad ula dagalaami jiray xisbiyada mucaradka ee ka aragtida duwan isago xasuqyo ka gaystay dalkisa ku dhegananta xukunka ayana ka dhigtay mugabe inu ku biiro Lisa hogamiyayasha ugu xukunka dheer qarada madow ilaa uu ka gaaray da'da 93 sano ilaa uu marki danbe ku geriyoday wadanka Malaysia oo dhaqtar logu qaaday
Comments
Post a Comment