The genocide of garba cise

LOVE TURNED INTO BETRAYAL

 Qisadan ayaa waxay ku sabsan tahay gabar tiktok caan ka ah oo ay ku dhacday mucjiso rabaniya.


MAXAA DHACAY 


Saara maxamad waa gabadha u dhalatay wadanka masar waxayna caan ka tahay baraha bulshada ay ku kulanto sida tiktok,Instagram waxayna haysta ku dhawaad nus milyan tageerayaal ah oo ku xidhan bogagega kala duwan.


Saara ayaa waxay jacayl wadageen will lagu magacabo mustafa oo u dhashay isla wadan masar mudo badan oo ay sheeko wadaag ahayeen ayaa waxay marki danbe ku heshiyeen guur.


Saara ayana baraha bulshada ku muujisay jacaylka ay uu qabto mustafa iyadona bulshada la wadaagtay sawiro ay kuwada jiraan oo ay farantiga isku galiyaan laakinse mar qudha ayay xaaladu is badishay.

       

        JACAYL KHIYANO LO GAYSTAY



Mustafa iyo saara ayaa waxay isku raaceen magalada si ay uso adeegtaan una so tamashadan madamo oo ay qaba qabinayeen xafladoda guurka.

Ayaa waxaa so weeraray burcad ku hubaysa xabado iyagona hadafkodu ahaa inay nafta dhafiyaan madamo sida la sheegay ay xurguf ka dhaxaysay mustafa iyo raga so weraray.


Burcadi ayana bilawday inay xabadeyan mustafa oo ay gaadhi ay wada sarnayeen 

Isaga iyo saara.

Saara ayaa waxaa so gaaray dhaawac aad u wayn halka mustafa u xaalkisu sahlanaa 

Saara ayana lola cararay dhakhtarka si lo badbadiyo xaladeda cafimaad .


Nasib wanaag wanaag dhakhtarki xalada saara la tacalayey ayaa qoyska saara uu sheegay in saara ay beesha indhaha iyado u sababay dhawac kaso gaadhay madaxa iyado xididada maskaxdu waxyeelo so gaadhay arinta ayana walwal ku aburtay qoyska zaara lakiin mustafa ayaa ta ka duwan.



Mustafa oo ay saara ku heshiyeen guur iyo in ay nolosha dhib iyo dheef wada qaybsadan ayaa wuxu qoyskeda uu sheegay in u so lamayo laakin mudo ka badan ka dib ayaa mustafa uu shegay qoyska saara inuu san jacayl u qabin saara farantigedana uu turay. mustafa ayaa sheegay inusan diyar u ahayn inuu gabadh indhoole ah u ka dhigto xaaskisa uu nolosha u lawadaagi laha.


Comments