- Get link
- X
- Other Apps
Waxaan manta ku sabsan tahay warbixin teenu jacaylka muslimintu u qabaan magalada madina al muna wara ee
barakaysan iyo madina
MADINA WAA XAGEE
Madina al muna wara waa magalo kamida magaloyinka islamka ee wadanka sacudi carabia magaladan ayaa waxaa ku aasan nibigena suban nabad galyo gorkisa ha ahaate iyo saxabadisi subanayd ilahay raali ka ahade sida awbakar cumar iyo cusman
Magaladan ayaa waxay caan ku tahay so dhawaynta dadka xujajta ee imanaya baytka xaramka ee barakaysan
Iyago waji furan kuso dhaweya dadka musliminta waxaa kale oo magaladan ku yaala qabriga udgon badanehena scw iyado xujajtu ay siyartan waxaa kale oo madina ku yaala berihi iyo dhismayashi xiligi saxabada wana raad la ilaaliyay
Magalada madina al muna wara ayana umada muslimintu ugu fadhida muhiimad wayn marka lo eego dhinaca dintena islamka madina ayana muslimintu u arkan mesha ama xudunta ay dintu ka fiday madina ayana wakhtigi nabigena swc ahayd gobta islamka loga talin jiray
Arintaas ku sabsan jacaylka ay muslimintu u qabaan madina iyo dadkeda waxa mujinaya qiso ku dhacday labo wiil oo uu dhashay magalada madina labadan will ayaa ahaa saxibo ku nolaa magaalo qudha ee madina waxayna ku heshiyeen inay u safran wadanka turkiga gaar ahaan magalada istanbul waxayna guda galen safarkodi ilaa ay kaso gadhen istanbul
Labadi wiil ayana waxay magalada ka radshen huteel ay dagan ilaa ay marki danbe heleen huteel iyago raba inay qol kiraystan ayaa mulkilihi hotelka wuxuna waydiiyay meesha ay kaso jedaan waxay ku yidhahden madina aad ayuna uu farxay
Isago soo dhawayn u mujiyay wuxuna uu sheegay in qolkoda aan wax lacaga laga rabin isago ixtiraam iyo jacaylka uu dadka reer madina u qabo udarensiyay labada wiil ayana ugu danbayn qolki dagay
KADIB MAXAA DHACAY
Labadan ayana ahaa kuwo u yimiday istanbul inay khamro cabaan madamo wadanka sucudiga arintasi mamnuuc ka tahay waxayna u baxeen dhinaca suuqa si uga so adegtaan
Kadib marki ay tageen suqa wixi ugu horeyay ay ibsaden wuxuu noqday khamro waxayna uso dhaqaqeen dhinaca hotelka oo ay rabeen inay qolkoda ku cabaan
Labadi wiil ayaa cabay khamradi kadibna sakhramay waxayna intas kadib sexdeen qolkodi lkn habeen badhki ayaa mulkilihi hotelku gacay qolkodi isago ka dalbanaya inay uso baxan dibada si ay u tujiyaan salada subax ain't aintan ayana wilaashi ku abuurtay argagax xalada ku jiran darted
Waxayna is waydiyen in quranka midkod garanayo hal ka mida ayaa shegay inuu garanayo suratul fatixa iyo suratul ikhlas waxayna bilabeen inay maydhan si ay masjidka u adaan waxayna tageen dhinici masajidka si ay uso tujiyan salada subax
Waxayse arkeen arin layaab ku noqotay oo ah in masjidku uu buxo waxaad modaa in malinta jumcada tahay
Midki garanayay suratul fatixa iyo ikhlaska ayaa guda galay inuu tujiyo salada iyado dadku ay farxad kawada muqato wuxuna bilabay akhrinta quranka karimka isago ku furfurtay suratul fatixa dhaman dadki salada tukanayay ayaa ilmeyay iyago qushucay wilki imamka ahaa ayaa isna ilmeyay oo qushuucay

Waxayna arintaasi labadi wiil ka dhigtay inay noqdaan kuwo wanagsan
Wakhti xadirkan labadi wiil ayaa noqday daciyada ugu wawayn wadanka sucudi carabia waxayna fidiyan dinta islamka
Ujedadi ay u socdeen waxay ahayd inay xuman sameyan lkn ilahay wuxu qadaray inay khayr la kulmaan alxamdulilah

Comments
Post a Comment